SAWIRO: Baroor diiq loo sameeyey dadkii lagu laayey New Zealand

0
Friday March 15, 2019 - 22:28:50 in Wararka by
  • Visits: 224
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRO: Baroor diiq loo sameeyey dadkii lagu laayey New Zealand

    Boqolaal Muslimiin ah ayaa Maanta waxa ay dhigeen banaanbaxyo ay ugu baroor diiqayaan dadkii Maanta lagu laayey masaajidyo ku yaalla Magalada Christchurch ee dalka New Zealand. Goobaha banaanbaxyada laga dhigay ayaa waxa ka mid ah dalalka, Pakista

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqolaal Muslimiin ah ayaa Maanta waxa ay dhigeen banaanbaxyo ay ugu baroor diiqayaan dadkii Maanta lagu laayey masaajidyo ku yaalla Magalada Christchurch ee dalka New Zealand. Goobaha banaanbaxyada laga dhigay ayaa waxa ka mid ah dalalka, Pakistaan, Bangladesh, Magalada Mumbai ee dalka India iyo wadamo kale. Dadka ayaa banaanbaxyada waxa ay ku muujinayen sida ay uga xun yihiin dadka Muslimiinta ah ee ,iyaga oo Masaajidyoi ku cibaadeysanaya lagu dhexdilay si islaam naceyb ah. Xilliga uu weerarka dhacayay ayaa dadka waxa ay u diyaar garoobayeen Salaadii Jimcaha,waxaana Masaajidka uu weerarka ka dhacay la dhigay Ubaxyo

    




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip