Dhageyso:-Ra'iisul Wasaare Kheyre "Safarkii Aan Ku Tegay Kismaayo Waxa Uu Ahaa Mid Mira Dhal Ah"

0
Friday March 15, 2019 - 21:59:35 in Wararka by
  • Visits: 317
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Ra'iisul Wasaare Kheyre "Safarkii Aan Ku Tegay Kismaayo Waxa Uu Ahaa Mid Mira Dhal Ah"

    Isaga oo ka hadlayay munaasabad lagu sagootinayay isaga iyo wefdigiisa oo ka dhacaday magaalada Kismaayo ayaa waxa uu si faah faahsan uga hadlay guulihii laga Gaaray wadahadalo ay yeesheen isaga iyo Madaxweynaha Maamulka Jubaland. Ra'iisul-Wa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isaga oo ka hadlayay munaasabad lagu sagootinayay isaga iyo wefdigiisa oo ka dhacaday magaalada Kismaayo ayaa waxa uu si faah faahsan uga hadlay guulihii laga Gaaray wadahadalo ay yeesheen isaga iyo Madaxweynaha Maamulka Jubaland. Ra'iisul-Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa shaaciyay wadahadal dheer in ay yeesheen loogana hadlay wada shaqeynta dowladda fedraalka iyo maamul Gobaleedyada,hase'ahaatee ay si gaar ah uga hadleen tabashooyinka Jubaland isaga oo sheegay in uu safarka Kismaayo uu ku tegay uu ahaa mid mira dhal ah.


 

Waxa dhinaca kale uu tilmaamay in Madaxweynaha Jubaland uu safar ku tegi doono magalada Muqdisho lana kulmi doono Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaayo taas oo u muuqata in weli ay yihiin qodobada qaar.



Halkaan Ka Dhageyso Codka  

Audio Player
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip