Maamulka Puntland oo digniin u jeedisay Dowladda Dhexe ee Soomaaliya

0
Thursday March 14, 2019 - 22:41:36 in Wararka by
  • Visits: 363
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Puntland oo digniin u jeedisay Dowladda Dhexe ee Soomaaliya

    Maamulka Puntland ayaa dalbaday in laga qeyb galiyo gorgorka iyo heshiis walba oo saameynaya dowladdaha xubnaha ka ah dowladda fedraalka ah ee Soomaaliya. Puntland waxa ay sidoo kale ka digtay in Laamaha dowlad goboleedyadda aan laga qeyb galin Shir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Puntland ayaa dalbaday in laga qeyb galiyo gorgorka iyo heshiis walba oo saameynaya dowladdaha xubnaha ka ah dowladda fedraalka ah ee Soomaaliya. Puntland waxa ay sidoo kale ka digtay in Laamaha dowlad goboleedyadda aan laga qeyb galin Shirarka ay yeelanayaan xubnaha Federaalka.

Puntland waxey dalbanaysaa iney qeyb ka noqoto Wadahadalada u dhaxeeyada Dowladda Soomaaliya iyo Somaliland, sidaas waxa lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay shirka jiheynta siyaasada Puntland oo garoowe lagu soo gabagabeeyay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip