Dhanka kale Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in shirkaan ay waqti gelisay Dowladda Turkiga waxaana ka qayb qaadanayaa oo goob joog ka noqon doona dowladaha Sweden, UK, USA, EU iyo Dowlado kale balse waxa uu sheegay in uu cabsi ka qabo in Soomaaliya ay imaan wayso kulankaasi.
Wadahadaladii Soomaaliland iyo Soomaaliya oo lagu wado in Bishan gudaheeda la Qabanayo.
Muuse Biixi Cabdi, Madaxweynaha Soomaaliland ayaa maanta sheegay in kulankii ugu horreeyay bishaan dhamaadkeeda ay yeelanayaan Soomaaliya iyo Soomaaliland oo kaas oo ka dhacay dalka Gaana.