Faataxada iigu Soo Aqriya !!!.

0
Wednesday March 13, 2019 - 22:52:30 in Wararka by
  • Visits: 802
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faataxada iigu Soo Aqriya !!!.

    Xanuun adag ayuu la il daran yahay. Walaalayaakoow, Faataxada iigu Soo Aqriya una duceeya, waa mid aan aad u jecalahay, inta haddana qalbigeeyga Ku jiro, waxaan jecelahay in aan arko isaga oo Ka bogsaday xanuunka hayo. Isbitaala badan ayaan geeyn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xanuun adag ayuu la il daran yahay. Walaalayaakoow, Faataxada iigu Soo Aqriya una duceeya, waa mid aan aad u jecalahay, inta haddana qalbigeeyga Ku jiro, waxaan jecelahay in aan arko isaga oo Ka bogsaday xanuunka hayo. Isbitaala badan ayaan geeynay, Dhakhatiir badan ayaa isku dayay in ey ogaadaan xanuunka hayo, waana la fahmi waayay Cudurka hayo. Hadda waxaa uu Ku jiraa Isbitaal kale qeybta Gargaarka deg dega ah (ICU), baaritaan kale ayaa lagu hayaa. ( F.S: 1aad)

Walaalayaaloow, iigu Soo duceeya DALKEEYGA, in Cudurka hayo Alle Ka bogsiiyo, Kaniini & Cirbado badan waan Kala daalnay, Xanuun ayuu Ka sii qaaday ( F.S: 2 &3aad).

Walaalayaaloow, iigu Soo duceeya in Dalkeeyga Alle ii caafiyo. Irid ALLA lagama quusto, in Ducadaada ALLA Aqbalo oo Saacatul ijaabo ey tahay ayaa dhici karto.

Dalka iigu Soo Duceey. Ha quusan, ducadana haka bakhiilin..Aamiin, Aamiin, Aamiin.

Qore: Yahya Amir




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip