Ashley Young oo cadeeyay wadada kaliya ay kaga badin karaan kooxda Paris St Germain

0
Tuesday March 05, 2019 - 10:08:49 in Wararka by
  • Visits: 724
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ashley Young oo cadeeyay wadada kaliya ay kaga badin karaan kooxda Paris St Germain

    (Manchester) 5 March 2019.Xidiga kooxda Manchester United ee Ashley Young ayaa cadeeyay wadada kaliya ay kaga badin karaan kooxda Paris St Germain kulanka soo socda. Kooxda Red Devils ayaa guuldaro 2-0 ah kala soo kulantay PSG kulankii lugta hore wa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(Manchester) 5 March 2019.Xidiga kooxda Manchester United ee Ashley Young ayaa cadeeyay wadada kaliya ay kaga badin karaan kooxda Paris St Germain kulanka soo socda. Kooxda Red Devils ayaa guuldaro 2-0 ah kala soo kulantay PSG kulankii lugta hore wareega 16-ka tartanka Champions League ee ka dhacay garoonka Old Trafford. Hadaba 33 jirka reer England ee Ashley Young ayaa kahor kulanka lugta labaad ay labada kooxood wada ciyaari doonaan habeenk Arbacada ayaa sheegay:


"Way iska cadahay inuu noqon doono kulan aad u adag, ma ahan kulan sahlan, waa inaan u aadno halkaas guul iyo inaan goolal dhalino”.

"Waxaan aaminsanahay in hadii aan si fiican u difaacno oo aan abuurno fursado, ee aan ogahay inaan sameyn karno, waxaan awoodi karnaa inaan guuleysano kulankan”.

"Waa inaan guuleysanaa ciyaartan, kama walwali doono inbadan iyaga, wax walba anaga ayay nagu xiran yihiin”.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip