Liiska Saddexda Tababare Ee Ku Tartami Doona Abaalmarinta Macalinkii Bishii Febraury

0
Friday March 01, 2019 - 22:40:43 in Wararka by
  • Visits: 746
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Liiska Saddexda Tababare Ee Ku Tartami Doona Abaalmarinta Macalinkii Bishii Febraury

    Maamulka horyaalka Premier League ayaa si rasmi ah u shaaciyay saddex murashax oo u tartami doona hanashada abaalmarinta tababarihii ugu wacnaa horyaalka Premier League bishii ina dhaaftay ee Febraury. Tababarayasha liiska kusoo baxay ayaa ah Pep Gu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka horyaalka Premier League ayaa si rasmi ah u shaaciyay saddex murashax oo u tartami doona hanashada abaalmarinta tababarihii ugu wacnaa horyaalka Premier League bishii ina dhaaftay ee Febraury. Tababarayasha liiska kusoo baxay ayaa ah Pep Guardiola oo Manchester City hoggaamiya, Macalinka kooxda Arsenal ee Unai Emery iyo tababaraha sida kumeel gaadhka ah xilka Man United u haya ee Ole Gunnar Solskjaer.

Aan ku bilawnee Unai Emery ayaa afar kulan oo uu Gunners soo hoggaamiyay bishii Febraury kusoo hoggaamiyay saddex guulood iyo hal guuldarro.

Gunners ayaa qaab adag ku bilawday bisha iyaga oo guuldarro 3-1 ah kala kulmay Manchester City balse waxa ay gaadheen saddex guulood oo xidhiidh ah iyaga oo kasoo adkaaday kooxaha Huddersfield, Southampton iyo Bournemouth.

Dhinaca kale Pep Guardiola ayaa dhammaan soo guuleystay afarta kulan ee uu City soo hoggaamiyay waxana kulamadaas kamid ahaa kulamadii waaweynaa ee ay guuldarrooyinka dhabarka u saareen Arsenal iyo Chelsea halka ay labada kulan ee kale ka adkaadeen Everton iyo Fulham




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip