Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Ka Dhacay Muqdisho & Khasaaro Ka Dhashay

0
Friday February 22, 2019 - 23:47:35 in Wararka by
  • Visits: 346
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Ka Dhacay Muqdisho & Khasaaro Ka Dhashay

    Iska hor imaad khasaare geystay ayaa maanta labo maleeshiyo ku dhexmaray Degmada Hodan ee Gobalka Banaadir gaar ahaan Xaafada Soonakey. Maleeshiyaadkaan ayaa ku murmay dhul ku yaala Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho sida ay noo xaqiijiyeen waxgara

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iska hor imaad khasaare geystay ayaa maanta labo maleeshiyo ku dhexmaray Degmada Hodan ee Gobalka Banaadir gaar ahaan Xaafada Soonakey. Maleeshiyaadkaan ayaa ku murmay dhul ku yaala Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho sida ay noo xaqiijiyeen waxgaradka Maleeshiyaadka Dagaalamay.

Inta la Xaqiijiyey Hal ruux ayaa ku dhintay 3-ruux oo kale oo dumar u badana waa ay ku dhaawacmeen iska hor imaadka ka dhacay Degmada Hodan.

Maleeshiyaadka ayaa iska gubay Guryo ku yaalay goobta ay ku dagaalameen balse Waxgarad iyo saraakiil ka tirsan Ciidamada Dowladda oo ka soo jeeda dadka muranku dhexmaraya ayaa ku guuleystay inay kala dhexgalaan.

Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay Muqdisho & Khasaaro ka dhashay



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip