DHAGEYSO:-Wasiirka Ganacsiga oo Sheegay in Caqabado badan ay haystaan Wasaaradiisa.

0
Friday February 22, 2019 - 23:22:55 in Wararka by
  • Visits: 289
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHAGEYSO:-Wasiirka Ganacsiga oo Sheegay in Caqabado badan ay haystaan Wasaaradiisa.

    Maxamed Cabdi Xayir Maareeye wasiirka ganacsiga soomaaliya oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa waxaa uu ka hadlay caqabadaha hortaagan wasaaradiisu, isagoona sheegay in wasaaradu ay horay usoo bandhigtay waxqabadyo qaarkoodna ay hadda dhiman yihiin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxamed Cabdi Xayir Maareeye wasiirka ganacsiga soomaaliya oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa waxaa uu ka hadlay caqabadaha hortaagan wasaaradiisu, isagoona sheegay in wasaaradu ay horay usoo bandhigtay waxqabadyo qaarkoodna ay hadda dhiman yihiin, kuna socdaan nidaam ay ku doonayan inay ku hormariyaan hawlaha wasaarada.

Wasiir Maareeye ayaa sheegay ayaa mar uu Ia hadlayay ganacsatada soomaalida waxa uu sheegay inay ku dhiban yihiin ganacsiyada caalamka iyo xawaaladaha ay lagacaha ganacsi isku mariyaan.

Sidoo kale wasiirka ayaa waxa uu sheegay in wasaaradiisu ay soo saartay shuruucda ay ka mid yihiin sharciga kala xadaynta ganacsiga iyo sharciga lahaanshaha maskaxeed ee qofka ganacsadaha ah, taas oo ka caawinaysa ganacsatada soomaaalida ah inaan laga minguurin figradahooda ganacsi dhawaanna ay golaha wasiirada horgayn doonaan si loo ansixiyo.

Halkan ka Dhageysi Codka:-

xigashokumiye radio.net




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip