AC Milan oo 100 milyan ku dooneysa Gareth Bale
AC Milan ayaa dooneysa inay Gareth Bale u dhaqaajiso garoonka San Siro, sida ay ku warameyso Don Balon.
Wargeyska reer Spain ayaa sheeganaya in Milan ay diyaar u tahay inay bixiso 100 milyan oo ginni si ay u xoojiso qorshaha ay kula wareegayaan ciyaaryahankii hore ee Tottenham.
Waxaa si weyn loo soo wariyay in Bale uusan ku faraxsaneyn Madrid, waxaana laga yaabaa inuu raadsado koox cusub dhamaadka xagaaga.
Sidookale kooxaha Manchester United iyo Chelsea ayaa doonaya inay Bale ku celiyaan horyaalka Ingiriiska ee Premier League.
AC Milan oo 100 milyan ku dooneysa Gareth Bale
AC Milan ayaa dooneysa inay Gareth Bale u dhaqaajiso garoonka San Siro, sida ay ku warameyso Don Balon. Wargeyska reer Spain ayaa sheeganaya in Milan ay diyaar u tahay inay bixiso 100 milyan oo ginni si ay u xoojiso qorshaha ay kula wareegayaan ciya