Sergio Ramos oo beeniyay inuu Jaale si ula kac ah u qaatay

0
Saturday February 16, 2019 - 23:01:14 in Wararka by
  • Visits: 827
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sergio Ramos oo beeniyay inuu Jaale si ula kac ah u qaatay

    Kabtanka kooxda Real Madrid Sergio Ramos ayaa shaaca ka qaaday inuu la yaabay wararka sheegaya inuu jaale si ula kac ah u qaatay kulankii Ajax. Arbacadii daafaca kooxda heysata Champions League ee Real Madrid ayaa jaaale loo taagay kulankii Ajax lug

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kabtanka kooxda Real Madrid Sergio Ramos ayaa shaaca ka qaaday inuu la yaabay wararka sheegaya inuu jaale si ula kac ah u qaatay kulankii Ajax. Arbacadii daafaca kooxda heysata Champions League ee Real Madrid ayaa jaaale loo taagay kulankii Ajax lugta hore ee wareega 16ka Champions League. Gool aalada VAR-ka uu ka diiday Ajax iyo jaaale si ula kac ah uu u qaatay Ramos ayaa keeentay in cadaadis lagu saaro EEFA inay talaabo ka qaadaan Los Blancos. Isagoo la hadlayay suxufiyiinta, ciyaaryahanka reer Spain ayaa shaaca ka qaaday inuu si ula kac ah u qaadan kaarkaas si uu nadiif ugu noqdo kulamada quarter-final-ka UCL. Waxa uu yiri Ramos "waa been wararka sheegaya in aan si ula kac ah u qaatay jaale mana ahan wax dhankeyga ka suurtoobo'ayuu hadalkiisa ku daray.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip