Ole Gunnar Solskjaer oo fariin u diray Ronalda-ha kooxiis!

0
Monday February 11, 2019 - 12:55:36 in Wararka by
  • Visits: 755
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ole Gunnar Solskjaer oo fariin u diray Ronalda-ha kooxiis!

    Anthony Martial ayaa heysta awooda uu ku gaari karo heerka Cristiano Ronaldo, sida uu qabo tababaraha Manchester United Ole Gunnar Solskjaer. Weeraryahanka reer France ayaa iskaashi fiican lasameynaya Paul Pogba, waxaana uu dhaliyay goolkii labaad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Anthony Martial ayaa heysta awooda uu ku gaari karo heerka Cristiano Ronaldo, sida uu qabo tababaraha Manchester United Ole Gunnar Solskjaer. Weeraryahanka reer France ayaa iskaashi fiican lasameynaya Paul Pogba, waxaana uu dhaliyay goolkii labaad ee kulankii Sabtidii 3-0 kaga badiyeen kooxdiisa Fulham. Goolka Martial, oo u muuqday inuu ka yimid qadka dhexe, wuxuu kabtankii hore ee United Gary Neville kula barbardhigay goolashii uu dhalin jiray Ronaldo waayihiisii Man Utd. "Wuxuu leeyahay awood isku mid ah, dabcan waa mid sarre marka sta," ayuu yiri Solskjaer.


Ronaldo ayaa ku guuleystay siddeed koob oo waa weyn intii uu joogay United, waxaana uu dhaliyay 118 gool 292 kulan oo uu saftay.

"Haddii uu doonayo inuu gaaro heerka Cristiano, Anthony wuxuu ogyahay waxa uu sameynayo” ayuu yiri Solskjaer. "Waxay ku xiran tahay isaga, waa ciyaaryahan tayo leh.”



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip