Manchester City oo Xasuuqday Chelsea

0
Monday February 11, 2019 - 12:18:22 in Wararka by
  • Visits: 716
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Manchester City oo Xasuuqday Chelsea

    Waxa ay noqon doontaa wax la yaab leh in la arko Sergio Aguero oo markale saddexley dhaliya kulan weyn kadib markii City 6-0 kaga badisay Chelsea.. Xiddiga reer Argentine ayaa seddex jeer shabaqa soo taabtay markaasoo uu gaaray rikoorka Alan Shearer

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa ay noqon doontaa wax la yaab leh in la arko Sergio Aguero oo markale saddexley dhaliya kulan weyn kadib markii City 6-0 kaga badisay Chelsea.. Xiddiga reer Argentine ayaa seddex jeer shabaqa soo taabtay markaasoo uu gaaray rikoorka Alan Shearer oo ah xiddiga ugu badan ee saddexley ka dhaliyay Premier League.

Sergio Aguero ayaa haatan dhaliyay 11 hat-tricks , waana rikoor aysan sameyn ciyaartooyda waqtigaan casriga ah soo maray horyaalka Ingiriiska.

Raheem Sterling ayaa sidoo kale dhaliyay kulankaan laba gool, halka Gündogan uu raacsaday kan kale.

Chelsea ayaa haatan kujirta booska lixaad, iyadoo ku dhibco ah kooxda kalainta shanaad ee Arsenal.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip