Sawirro:-Madaxweyne Xaaf oo kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka Gobolka Mudug

0
Sunday February 10, 2019 - 23:54:35 in Wararka by
  • Visits: 358
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-Madaxweyne Xaaf oo kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka Gobolka Mudug

    Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa Maanta la kulmay Odayaasha dhaqanka Guud ee Gobolka Mudug. Madaxweynaha oo maalmahan qeyb qeyb ula kulmayay odayaasha dhaqanka ayaa Maanta si Guud ula kulmay waxa uuna kala had

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa Maanta la kulmay Odayaasha dhaqanka Guud ee Gobolka Mudug. Madaxweynaha oo maalmahan qeyb qeyb ula kulmayay odayaasha dhaqanka ayaa Maanta si Guud ula kulmay waxa uuna kala hadlay arimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Nabada Magaalada Gaalkacyo la shaqeynta Maamulka.
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip