Hordhac: Sassuola Vs Juvantus Safafka Macquulka Iyo Saacada Ka Daawan Karo

0
Sunday February 10, 2019 - 13:00:46 in Wararka by
  • Visits: 773
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hordhac: Sassuola Vs Juvantus Safafka Macquulka Iyo Saacada Ka Daawan Karo

    Juvantus ayaa Caawa Diyaar U Ah In Ay Iska Sii Wataa Gulahooda Horyaalka. Ronaldo waxa uu Doonayaa Caawa in Uu Dhaliyo Sadaxleydiisa Ugu Horeeso ee Horyaalka Talyaaniga Si Uu 20-gool u gaaro goolasha Horyaalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Juvantus ayaa Caawa Diyaar U Ah In Ay Iska Sii Wataa Gulahooda Horyaalka. Ronaldo waxa uu Doonayaa Caawa in Uu Dhaliyo Sadaxleydiisa Ugu Horeeso ee Horyaalka Talyaaniga Si Uu 20-gool u gaaro goolasha Horyaalka.

Dhibaato Dhaawac ayaa haysata Kooxda Marwada Duqda waana Suurta Gal In ay Kulanka Dhibaato La Kulanto.

Sassuolo possible starting lineup:


Consigli; Lirola, Peluso, Magnani, Rogerio; Locatelli, Sensi, Bourabia; Berardi, Babacar, Djuricic

Juventus possible starting lineup:
Szczesny; Cancelo, Rugani, Caceres, Sandro; Bentancur, Pjanic, Matuidi; Dybala, Ronaldo, Mandzukic.

Ogeysiiska Kulanka.

Sacada: 08:00pm Xiliga Geeska Africa.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip