Tababare Solari oo Isco ka saaray safka Madrid ee Wajahaya Atletic Madrid

0
Saturday February 09, 2019 - 21:35:44 in Wararka by
  • Visits: 1429
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tababare Solari oo Isco ka saaray safka Madrid ee Wajahaya Atletic Madrid

    Tababaraha Real Madrid Santiago Solari ayaa caddeeyay in sababta Isco uusan ugu soo darin safka Los Blancos ee wajihi doona Atletico Madrid. Isco oo ku guul darraystay in uu kamid noqdo safka koobaad tababare Santiago Solari, ayaa waqti horaba wada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababaraha Real Madrid Santiago Solari ayaa caddeeyay in sababta Isco uusan ugu soo darin safka Los Blancos ee wajihi doona Atletico Madrid. Isco oo ku guul darraystay in uu kamid noqdo safka koobaad tababare Santiago Solari, ayaa waqti horaba wada hadallo lasii furay Juventus taas oo suurta gal kadhigi karta in uu kubiiro Bianconeri marka lahaaro daaqadda kala iibsiga xagaaga.

Isaga oo hadlayay kahor kulanka ay kooxdiisu wajahayso Atletico tababare Santiago Solari ayaa shaacaka qaaday:

"Ciyaarayaanka xirfadlaha ahi waxaa had iyo jeer waajib ku ah in uu tababarto 100% si uu diyaar ugu ahaado kooxda, taas oo had iy jeer ka muhiimsan wax alba.”ayuu hadalkiisa kusoo afmeeray tababare Solari.

xaaladda kacsan ee u dhaxaysa tababare Solari iyo Isco ayaa ah mid ay ka faaaidaysan karto kooxda uu maamulo tababare Maxi Allegri ee Juventus.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip