Manchester City oo hogaanka qabatay

0
Thursday February 07, 2019 - 22:52:44 in Wararka by
  • Visits: 687
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Manchester City oo hogaanka qabatay

    Kooxda difaacaneysa horyaalnimada Ingiriiska ee Manchester City ayaa dib ula wareegtay hogaanka Premier League kaddib marki ay shalay 2-0 ku garaacday Everton oo ay marti ugu aheyd garoonka Goodison Park ee magaalada Liverpool.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda difaacaneysa horyaalnimada Ingiriiska ee Manchester City ayaa dib ula wareegtay hogaanka Premier League kaddib marki ay shalay 2-0 ku garaacday Everton oo ay marti ugu aheyd garoonka Goodison Park ee magaalada Liverpool.

Labada koox ee City iyo Liverpool ayaa hadda wada leh 62 dhibcood laakin waxaa farqiga goolasha ku sarreeya kooxda Manchester City, laakin dhalinyarada macalin Juergen Klopp ayaa dib ula wareegi kara hogaanka haddii ay Sabtida ka badiyaan kooxda Bournemouth.

Maalin kaddib Manchester City ayaa martigelin doonta kooxda Chelsea oo iyaduna ku jirto kaalinta afraad, maalmahanna qabtay dhaawacyo kasoo gaaray guulddarradi qaraareyd ee 30-ki bishii Jannaayo kala kulantay Bournemouth.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip