Sala oo Meydkiisa la helay
Daafaca dhalinta yar Matthijs de Ligt ayaa maamulka Ajax u sheegay xagaagan inuu doonayo ku biiritaanka Barcelona si uu saaxiibkiis Frenkie de Jong hal naadi ugu wada cayaaraan.
de Ligt Oo Barca Doonaayo:
Barcelona ayaa laga sugaa inay bixiso £65m daafacan 19-jirka lagu heli karo (Mundo Deportivo).
Chelsea Oo Hishiiska Ka Kordhiyesa Luiz:
Maamulka Ugu Sareeya Kooxda Chelsea ayaa Diyaar U ah In Daafaca Reer Brazil David Luiz Hishiis Cusub Ka Saxiixaan.
Halsano Oo Qandaraas Dheeraad ah ayuu Aqbalay In Uu Kordhiyo Luiz.
Sala Oo Meydkiisa La Helay:
Meedka ayaa laga dhex helay bur burka diyaaradii Emiliano Sala iyo duuliye David Ibbotson la dhuntay!
Waxaa goor dhow shaaca laga qaadi doonaa meedka laga dhex helay diyaaradan qofka uu yahay Sala ama duuliye Ibbotson!