FT: Man United oo si dirqi ah kaga badbaaday Burnley

0
Wednesday January 30, 2019 - 23:59:42 in Wararka by
  • Visits: 732
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    FT: Man United oo si dirqi ah kaga badbaaday Burnley

    Qeebti Hore Ee Ciyaarta waxaa lagu Kala Nastay 0-0 Oo LabDa Kooba waa iska Dhalin waayen Wax Gool Ah. Qeebta Marki La Isku Soo Laabta ayay Labada Dhinac Ciyaar Xiiso Leh Soo Bandhigeen. Daqiiqadii 51-aad Hogaanka Ciyaarta waxaa la wareegtay Koo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qeebti Hore Ee Ciyaarta waxaa lagu Kala Nastay 0-0 Oo LabDa Kooba waa iska Dhalin waayen Wax Gool Ah. Qeebta Marki La Isku Soo Laabta ayay Labada Dhinac Ciyaar Xiiso Leh Soo Bandhigeen. Daqiiqadii 51-aad Hogaanka Ciyaarta waxaa la wareegtay Kooxda Burnley Kadib Markii Uu Gool U Dhaliyay A. Barnes.

Daqiiqadii 81-aad ayay Hogaanka Dheereesteen Kooxda Burnley Markaas Oo Ay Ciyaarta ka Dhigeen 2-0 Waxaana Goolka U Dhaliyay C. Wood.

Kooxda United ayaa Sameesay Isku Dayo ay Ku Soo Kaban Karaan waxaana daqiiqadii 87-aad Gool U Soo Celiyaya Pogba Kasoo Rikoore ahaa.

wax walbo ayaa is badalay Daqiiqadihii Dheeriga ee Ciyaarta lagu daray waxaa ciyaarta Barbaro ka dhigay V. Lindelof.

Ciyaarta ayaa ku soo Idlaatay 2-2 Gool.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip