Juventus oo dib Ula soo saxiixatay Martin Caceres markeedii sadexaad

0
Wednesday January 30, 2019 - 00:00:00 in Wararka by
  • Visits: 653
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Juventus oo dib Ula soo saxiixatay Martin Caceres markeedii sadexaad

    Kooxda Marwada Duqada ah Ee Juventus ayaa Si Rasmi ah Ugu Dhawaaqday In Ay La Soo Saxiixden Martin Caceres Oo Ay Ka Soo Qaateen Lazio. Martin Ceceres Waa Marki Sadexaad oo Uu Noqnaayo Ciyaariyahan ka tirsan Kooxda Juventus.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Marwada Duqada ah Ee Juventus ayaa Si Rasmi ah Ugu Dhawaaqday In Ay La Soo Saxiixden Martin Caceres Oo Ay Ka Soo Qaateen Lazio. Martin Ceceres Waa Marki Sadexaad oo Uu Noqnaayo Ciyaariyahan ka tirsan Kooxda Juventus.

Caceres ayay €600k kaga soo qaateen Lazio Waxayna Haysan doonaan Ilaa Dhamaadka Xilli ciyaareedka.

Xidiga Reer Uruguay ayaa Marki Ugu Horeesay Juventus soo Caga Dhigtay Xilli Ciyaareedkii 2009/10 Ka Hor inta Uusan Ka Tagin Uuna 2-sano kadib U Soo Laabanin Kooxda Juvantus oo uu markaas kula Guuleestay afar Jeer oo Horyaalka Talyaaniga.

Badalka Manetia ayay U Soo Qaateen Xidigaan Juventus Waxayna Doonayaan In Ay Ku Dagaalamaan Ku Guuleesiga Tartanka Horyaalada Yurub.

Caceres ayaa Maanta Si Toos ah Loogu Soo Bandhigay Saxaafada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip