Haddad is mooday in aad Cilmi leedahay, waa lagaa Cilmi badan yahay Qur'aanka fiiri-Q-10 aad

0
Thursday January 24, 2019 - 21:48:26 in Wararka by
  • Visits: 768
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haddad is mooday in aad Cilmi leedahay, waa lagaa Cilmi badan yahay Qur'aanka fiiri-Q-10 aad

    Hordhac: Nin Filasuuf oo la hadlayay Culumada ugu caansan dhinaca Seyniska reer Galbeedka ayaa yiri: Haddii ey Aqoontaadu yartahay, diin la'aan ayaad u dhawdahay, haddii aad Aqoon fiican leedahayna waxaad Aaminee Diin, waxaadna ku sii dhawaanee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hordhac: Nin Filasuuf oo la hadlayay Culumada ugu caansan dhinaca Seyniska reer Galbeedka ayaa yiri: Haddii ey Aqoontaadu yartahay, diin la'aan ayaad u dhawdahay, haddii aad Aqoon fiican leedahayna waxaad Aaminee Diin, waxaadna ku sii dhawaanee Xaqiiqda. (Haddad is mooday in aad Cilmi leedahay, waa lagaa Cilmi badan yahay Qur'aanka fiiri):

Q-10aad. Midabka Buuraha.

Markii Dunida isku socodkeedu Fududaaday ayaa la ogaaday in Dunida ey Jiraan Nuucyo Badan oo ah Buuro lehna Midabo kala Duwan oo dabeeci ah, gaar ahaan kuwa shiinaha iyo Meela kale. Dhinaca Cilmiga Geology-ga Dhagxaha waxaa loo kala Qeybiyaa FELESIC iyo Mafic Metal. Waxa eyna leeyihiin Buuraha Dunidu waxa ey leeyihiin Midabbo kala Duwan.

Laakin, Taa mar hore ayaa Quraanku noo sheegay ( Buurha qaar waxa ey leeyihiin Xariiqmo ka dhasha oo ah Cadaan iyo Gaduud sii kala duwan iyo Qaar aad u Madoow. F.S: 1aad-Suuratu (Fatir-27) . F.S: 2,3aad.

Sidee Rasuulkeena NNKH oo aan wax Qorin waxna Aqrin uu 1400 Sanno ka hor uu ku ogaaday in meela ka fug Deegaankii uu ku noolaa eey ka jireen Buuro leh Midabo kala Nuuc ah.

Allaah iyo Rasuulka CSW ayaa nooga cilmi leh.

La soco Qeybta 11aad

Qore: Yahya Amir




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip