Matthijis de Ligt Oo Doonaya In Uu Barcelona Kula Biiro Saaxiibkiis Frankie de Jong

0
Thursday January 24, 2019 - 20:25:33 in Wararka by
  • Visits: 768
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Matthijis de Ligt Oo Doonaya In Uu Barcelona Kula Biiro Saaxiibkiis Frankie de Jong

    Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa caawa ku dhawaaqday saxiixa xidiga qadka dhexe ee Ajx Frankie de Jong. Barcelona ayaa sidoo kale xiisayanaysay daafaca da'da yar ee Ajax Matthijis de Ligt kaas oo xiisa kahelaya qaar kamid ah kooxaha ugu aw

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa caawa ku dhawaaqday saxiixa xidiga qadka dhexe ee Ajx Frankie de Jong. Barcelona ayaa sidoo kale xiisayanaysay daafaca da'da yar ee Ajax Matthijis de Ligt kaas oo xiisa kahelaya qaar kamid ah kooxaha ugu awoodda bada yurub. Si kastaba ha ahaatee, majaladda laga aqristo Holland ee De Telgraaph ayaa baahisay in de light uu doonayo i Barca u raaco saaxiibkiis De Jong. Halka kooxaha Man City, Juventus, iyo Paris Saint Germain ay dhammaantood xiisaynayaan adeegga laacibkan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip