Conzalo Higuain oo tijaabada Caafimaadka u maray Chelsea

0
Wednesday January 23, 2019 - 21:23:36 in Wararka by
  • Visits: 679
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Conzalo Higuain oo tijaabada Caafimaadka u maray Chelsea

    Mar dhow filo si rasmi ah in loo soo bandhigo asigoo Blues funaanadeeda wato. Kooxda Blues Ayaa Tijaabada Caafimaadka Marsiisay Higuain Haatan Waxaa La sugayaa In Lagu Dhawaaqo. Kooxda Chelsea ayaa Kaliya Heesata 5-daqiiqo Si Ay Xiriirka Ugu Gudb

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mar dhow filo si rasmi ah in loo soo bandhigo asigoo Blues funaanadeeda wato. Kooxda Blues Ayaa Tijaabada Caafimaadka Marsiisay Higuain Haatan Waxaa La sugayaa In Lagu Dhawaaqo. Kooxda Chelsea ayaa Kaliya Heesata 5-daqiiqo Si Ay Xiriirka Ugu Gudbiyaan Liiska Ciyaaryooyda Kulanka Beri waxayna U Badan Tahay In Magaca Higuain Ay Ku Daraan Liiskaas.

Hadii ay Dhamaan Shuruudaha Shantaan Daqiiqo Ku Buuxin Waayaan Habeen Dambe Ma Ciyaari Doono Higauin.

Morata ayaa la sheegayaa in Gabi Ahaanba Laga Saaray Liiska Xidiga Kooxda Chelsea.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip