Real Madrid Oo Tottenham Uga Hiilinaysa Arsenal, Sidee.?

0
Tuesday January 22, 2019 - 11:24:28 in Wararka by
  • Visits: 691
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Real Madrid Oo Tottenham Uga Hiilinaysa Arsenal, Sidee.?

    Real Madrid ayaa doonaysa in ay James Rodriguez ay ka iibiso Tottenham Hotspur baddaalkii ay ka iibin lagayd Arsenal. Rodriguez, kaas oo kisoo dhawaanaya in uu soo idleeyo waayihiisa Bayern Munchen, ayaa bartilmaameed u ah kopxda uu maamulo Unai E

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Real Madrid ayaa doonaysa in ay James Rodriguez ay ka iibiso Tottenham Hotspur baddaalkii ay ka iibin lagayd Arsenal. Rodriguez, kaas oo kisoo dhawaanaya in uu soo idleeyo waayihiisa Bayern Munchen, ayaa bartilmaameed u ah kopxda uu maamulo Unai Emery ee Gunners.

Sida ay ku warramayso Independent, Arsenal ayaa diyaar u ah in ka faaidaysato heshiiska amaahda ey ay Bayern Munchen, kaas oo ku eg dhammad xagaagan.

Wargayska ayaana intaa kudaraya i madaxda Real Madrid ay doonayaan in ay Rodriguez u adeehsadaa sidii ay ku heli lahaayee Chriatien Erikson taas oo kadhigan in ay ku wareejinayaan Tottenham.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip