Higuain oo laga saaray liiska ciyaartooyda Kooxda Milan
Kooxda Kubada Cagta Ee Ac Milan Ayaa Liiska Xidigaha Kooxdooda u Ciyaari Doonta Kulan Beri Ee La Lee yihiin Kooxda Ganeo Laga Waayay Higuain.
Higuain Ayaa Qarka U Saaran Ku Biiritaanka Kooxda Kubada Cagta ee Chelsea kasoo Dhowr Jeer la Sheegay In Uu Joogo Magaalada London.
Milan Ayaa Ku Dhawaaqday Liiska Xidigaha U Ciyaari Doona Kulanaka Genoa Ay La Leeyihiin Beri Waxaana Si Toos Ah Looga Reebay Higuain.
Kal Hore Ayay Kooxaha Ka Wada Hishiiyeen Qaadashada Higuain Inkistoo Aysan Weli Ku Dhawaaqin Chelsea Inay Soo Qateen Xidigaan.
Liiska Ciyaartooyda Ac Milan: A Donnarumma, G Donnarumma, Reina; Abate, Conti, Laxalt, Musacchio, Rodriguez, Simic, Strinic, Zapata; Bakayoko, Bertolacci, Mauri, Montolivo, Paquetá, Torrasi; Borini, Calhanoglu, Castillejo, Cutrone, Suso, Tsadjout
Higuain oo laga saaray liiska ciyaartooyda Kooxda Milan
Kooxda Kubada Cagta Ee Ac Milan Ayaa Liiska Xidigaha Kooxdooda u Ciyaari Doonta Kulan Beri Ee La Lee yihiin Kooxda Ganeo Laga Waayay Higuain. Higuain Ayaa Qarka U Saaran Ku Biiritaanka Kooxda Kubada Cagta ee Chelsea kasoo Dhowr Jeer la Sheegay In Uu