EPL: Hordhaca kullanka Manchester United vs Brighton

0
Saturday January 19, 2019 - 22:48:03 in Wararka by
  • Visits: 678
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    EPL: Hordhaca kullanka Manchester United vs Brighton

    Ka dib guushii ay ka gaarreen Tottenham Hotspur, Manchester United waxaa ka muuqata kalsooni badan oo ay ku garaaci karaan Brighton and Hove Albion. United ayaa hadda rajo wanaagsan ka muujineysa sidii ay kaga mid noqon lahayd kooxaha ugu sarreeya h

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ka dib guushii ay ka gaarreen Tottenham Hotspur, Manchester United waxaa ka muuqata kalsooni badan oo ay ku garaaci karaan Brighton and Hove Albion. United ayaa hadda rajo wanaagsan ka muujineysa sidii ay kaga mid noqon lahayd kooxaha ugu sarreeya horyaalka, iyadoo hadda ku dhibco ah Arsenal oo kaalinta shanaad ku jirta, kullan adagna la ciyaarreysa Chelsea. Xiddigaha kullankan ka maqnaan kara labada dhinac

United ayaa dib u heleysa Eric Bailly oo ganaax soo dhammeystay, iyo Alexis Sanchez oo dhaawac ku seegay kullankii Tottenham Hotspur.

Wax dhaawacyo cusub ahna ma qabaan.

Brighton ayaanan heli doonin Bernardo iyo Jose Izquierdo kuwaasoo dhaawacyo qabaan, halka la kala caddeyn doono dhaawaca Yves Bissouma, kaasoo shaki badan la gelinayo.



Matt Ryan iyo Alireza Jahanbakhsh ayaa iyaguna ku maqan Asian Cup.

Safafka macquulka ah ee labada koox kusoo billaabi karaan

Man United: De Gea; Shaw, Jones, Lindelof, Young; Pogba, Matic, Herrera; Martial, Rashford, Lingard.

Brighton: Button; Montoya, Dunk, Duffy, Bong; March, Stephens, Propper, Locadia; Gross, Murray.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip