wararka ugu waaweyn ee suuqa kala iibsiga iyo wax walbo oo ka cusub kooxdaada

0
Saturday January 19, 2019 - 21:58:11 in Wararka by
  • Visits: 726
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    wararka ugu waaweyn ee suuqa kala iibsiga iyo wax walbo oo ka cusub kooxdaada

    Liverpool Oo Banfica Ciyaariyahan ka soo qaadaneysa: kooxda Kubadda cagta Ee Liverpool Ayaa Diyaar u ah in ay £61m gini ay ku bixiyaan qaabkii ay ku soo qaadan lahaayeen Ciyaariyahanka qadka dhaxe kaga ciyaara kooxda Banfica ee Joao Felix oo P

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Liverpool Oo Banfica Ciyaariyahan ka soo qaadaneysa: kooxda Kubadda cagta Ee Liverpool Ayaa Diyaar u ah in ay £61m gini ay ku bixiyaan qaabkii ay ku soo qaadan lahaayeen Ciyaariyahanka qadka dhaxe kaga ciyaara kooxda Banfica ee Joao Felix oo Portugal U Dhashay (Correio da Manha – in Portuguese) Liverpool oo Beenisay Inay Dib u Soo Ceshanaayaan Coutinho: Macalinka Kooxda Liverpool Jurgen Klopp Ayaa gabi ahaanba liiska ka saaray in ay kooxdooda dooneysa inay dib ula soo saxiixda wiilka reer Brazile ee Philippe Coutinho Kasoo 12-bilood ka hor is caro leh kaga tagay kooxda Reds asigoo markaas £142m ugu Biiray kooxda uu haatan ka tirsan yahay ee Barcelona(Liverpool Echo) Monaco oo Soo Qaadaneysa Marouane Fellaini:

Macalinka kooxda As Monaco Henry Ayaa Qorsheenaya ka hor xermashada suuqa kala iibsiga in uu la soo wareego Qadka dhexe ee Belgiumka iyo Kooxda Man United Marouane Fellaini oo 31-sano jir ah in ay amaah ah kala soo wareegaan (RMC – in French)

Gonzalo Higuain oo U Soo Duulay London:

Weeraryahanka kooxda Juventus Iyo Xulka Qaranka Argentina ee Gonzalo Higuain Ayaa u Soo Duulay magaalada London Si Uu U Dhameestiro ku biiritaanka kooxda Chelsea, 31-sano jirkaan ayaa Lix Bilood oo amaah kun joogi doona kooxda Chelsea iyadoo xagaaga Ay Si Joogta ula wareegi doonto kooxda Blues (Sun)

Chelsea oo Suuqa Ku Sii Jiri Doonta Ilaa Dhamaadka Bisha:

Macalinka Kooxda Chelsea ayaa Sheegay in aysan kooxdiisa ka bixi doonin suuqa hadii ay Higuain La Soo Wareegaan waxa uuna Sheegay in uu Doonaayo in uu helo Ciyaariyahan Qad Dhexe Ah (Guardian)

Bayern Munich Oo Weli ka quusan Soo Qaadashada Hudson-Odoi:

Kooxda Kubada Cagta Ee Bayar Munich ayaa Dooneysa in ay Mushaaraad waali ah ku qanciyaan Callum Hudson-Odoi oo Chelsea ka Tirsan Si Ay kaga Soo Dhaqaajiyaan kooxda Blues haatana waxay u balan Qaadeen In Ay Siin Doonaan 85,000 isbuucii tasoo ka dhigeysa mid ka Badan midka ay haatan u balan qaaday Chelsea (Sun)

Martial Oo Hishiis Cusub Saxiixi Doona:

garabka Duula Ee Xulka France Iyo Kooxda Man United Martial Ayaa Qarka u Saaran In Uu Kooxdiisa Hishiis waqti dheer Qalinka Ugu Duugo (Sky Sports)

Everton Oo Dooneysa Michy Batshuayi:

kooxda Everton Ayaa Dooneysa in ay Chelsea ka Soo Qaataan Wiilka Reer Belgium ee weerarka ka ciyaara ee Michy Batshuayi oo 25-sano jir, Kooxda Vallancia Ayaa Iska Soo Celisay kadib markii Anfici Waaye Xidigaan(Sun)




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip