Ganacsade Xaaji Abuukar Oo Cafis Ka Dalbaday Ummadda Soomaaliyeed

0
Saturday January 19, 2019 - 21:55:03 in Wararka by
  • Visits: 364
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ganacsade Xaaji Abuukar Oo Cafis Ka Dalbaday Ummadda Soomaaliyeed

    Ganacsade abuukar Cumar Cadaan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in isaga uu ka mid yahay dadka sida weyn wax looga sheekto,hayeeshee uu dalbanayo in la cafiyo. "Waxaan dalbanaa in la i cafiyo waxaan ahay qofka ugu badan ee wax laga sheegto

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ganacsade abuukar Cumar Cadaan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in isaga uu ka mid yahay dadka sida weyn wax looga sheekto,hayeeshee uu dalbanayo in la cafiyo. "Waxaan dalbanaa in la i cafiyo waxaan ahay qofka ugu badan ee wax laga sheegto,aniga waan idin cafiyey ee Shacbaka Soomaaliyeedow idinkana I cafiyo ayuu yiri Ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Caddaan"

Ganacsade Xaaji Abuukar ayaa sheegay in cid kasta oo wax ka tabaneyso ay u timaado si uu kaga garbaxo,islamarkaana si lab furan ay isku cafiyaan.

Maalmahan waxaa si aad ah loo hadal hayay ololaha barnaamijka iscafinta oo uu hormuudka ka ahaa Sheikh Daaciga ah ee Maxamed Sheekh Ibraahim(Kenyaawi).

Waxaana shalay oo jimco ahayd uu Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir (Koonis Stadium) ku qabtay Muxaadaro loogu magacdaray Caffi walaalkaa.

  • Laab



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip