SAWIRO: Madaxweyne Xaaf oo la kulmay Madaxda Hay'addo caalami ah

0
Saturday January 19, 2019 - 21:25:24 in Wararka by
  • Visits: 324
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRO: Madaxweyne Xaaf oo la kulmay Madaxda Hay'addo caalami ah

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa kulamo isdaba jooga kula yeeshay magaalada Nairobi madax iyo diblomaasiyiin kala duwan iyo sidoo kale hay'adaha caalamiga ee ka hawl gala Soomaaliya; Waxaa kamida safiirada Germany, Switzerland, Brit

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa kulamo isdaba jooga kula yeeshay magaalada Nairobi madax iyo diblomaasiyiin kala duwan iyo sidoo kale hay'adaha caalamiga ee ka hawl gala Soomaaliya; Waxaa kamida safiirada Germany, Switzerland, Britain, Madaxa IGAD iyo wakiilkooda Somalia, European Union, Madaxa ICRC, UNOPS, UNSOM, SSF, IOM, ZAMZAM FOUNDATION iyo kuwo kale.

Madaxaweynuhu wuxuu kala hadlay dhammantood iney xoojiyaan wadasgaqeynta ay la leeyihiin Soomaliya sidoo kale ay iney dadejiyaan bilaabidda mashaariicda horumarineed ee loogu tala galay Galmudug taasoo waqtiyadii lasoo dhaafay hakad galay, dhamaantoodna aad ayey usoo dhaweeyeen una ballan qaadeen iney bilaabayaan mashaariicda si degdeg ah.

Wuxuu madaxweynuhu sidoo kale kulamo joogtaa la lahaa siyaasiinta iyo jaaliyadda reer Galmudug isaguu ku dardar galiyey iney masuuliyad iska saaraan kana qeybqaataan harumarinta deegaanka Galmudug dhan siyaasadeed iyo mid horumarineedba, taasoo si weyn la isugu afgartay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip