KULLU CAAM WA INTU BILKHEYR CIID, MUBAARAK {Magaalada Muqdisho oo maanta si weyn looga Ciiday}
Waxaa maanta oo ah Maalinta Koowaad ee Ciida Carafo ama Ciidul Adxa Magaalada Muqdisho laga dareemayaa in Dadka ku nool ay u dabaal dagayaan Munaasabada Maalinta 1-aad ee Ciida.
Wadooyinka magaalada ayaa lagu arkayaa Caruurta iyaga oo Wajiyadooda ay
ka muuqato Farxad, waxaana wdooyinka oo idil ciriiri ka dhigay Caruur
fara badan oo iyagu si weyn ugu faraxsan Maalinta Ciida.