Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa balanqaaday inuu wanaajin doono xiriirka wada shaqeynta dowladda dhexe iyo dowlad gobaleedyada

0
Wednesday January 16, 2019 - 23:33:01 in Wararka by
  • Visits: 293
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa balanqaaday inuu wanaajin doono xiriirka wada shaqeynta dowladda dhexe iyo dowlad gobaleedyada

    isagoo ka hadlayay munaasabada caleema saarka Madaxweynaha Koofurgalbeed Soomaaliya Cabdicasiis Laftagareen. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in ay muhiim tahay wadashaqeynta dowladda dhexe iyo Maamul goboleedyada loona baahan yahay in si wadajir ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

isagoo ka hadlayay munaasabada caleema saarka Madaxweynaha Koofurgalbeed Soomaaliya Cabdicasiis Laftagareen. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in ay muhiim tahay wadashaqeynta dowladda dhexe iyo Maamul goboleedyada loona baahan yahay in si wadajir ah ay danaha shacabka Soomaaliyeed uga wada shaqeeyaan.

"Waxaan balan qaadayaa in xiriir wanaagsan oo wada-shaqeyneed aan la yeelan doono maamul goboleedyada, wayna ii muuqataa in xiriirka uu soo hagaagayoā€¯ ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

Inkastoo uu ballanqaadkan sameeyay Madaxweyne Farmaajo ayaa hase ahaatee waxaa madasha uu qudbadana ka jeedinayay ku sugnaa Madaxweynaha la caleema saarayay ee Koofurgalbeed iyo Madaxweynaha Hirshabelle oo ka baxay golaha iskaashiga maamul goboleedyada.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle,Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo weliba Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Deni ayaan ka soo qeybgalin madasha caleema saarka Madaxweynaha Koofurgalbeed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip