Supper Cup: Jeddah oo noqotay Magaaladi 10-aad ee tartankaan marti galisa

0
Wednesday January 16, 2019 - 22:25:43 in Wararka by
  • Visits: 692
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Supper Cup: Jeddah oo noqotay Magaaladi 10-aad ee tartankaan marti galisa

    Final-ka Supper Cup-ka ee ka dhacaaya magaalada Jeddah Waa Midkii 31-aad sido kale kalana waa kii 10-aad oo lagu Qabta Meel Ka Baxsan Gudaha Dalka Talyaaniga. Juventua Iyo Ac Milan Ay caaw Ku wada Ciyaari Doona Garoonka King Abdullah Sports City Sta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Final-ka Supper Cup-ka ee ka dhacaaya magaalada Jeddah Waa Midkii 31-aad sido kale kalana waa kii 10-aad oo lagu Qabta Meel Ka Baxsan Gudaha Dalka Talyaaniga. Juventua Iyo Ac Milan Ay caaw Ku wada Ciyaari Doona Garoonka King Abdullah Sports City Stadium saacada Geeska Africa Marki Ay Tahay 08:30pm. Tartankaan ayaa caadiyan loo dhigaa Kooxda Ku Guuleesatay Horyaalka Seri A-da Iyo Kooxda Ku Guuleesata Coppa Italia. Tan Iyo 1989-kii caawa waa markii 10-aad oo lagu ciyaari doono meel ka baxsan Gudaha Italy Caawana Waxaa Loo Gartay In Lagu Ciyaaro Dalka Sacuudi Carabiya.

Dalalka Iyo Magaalooyinka Lagu Qabtay Tartankaan:

united State Waxaa Lagu Marti Galiyay Labo Jeer waana 1993 oo Lagu Qabtay Magaalada Washington, Sido kale 2003-dii ayaa lagu qabtay Magaalada New Jersey.

Libaya Ayaa Lagu Qabtay 2002-dii Waxaana Lagu Qabtay Magaalada Tripoli.

China Ayaa Lagu Abtay Marar Badan gaar ahaan Magaalada Beijing in 2009, 2011, 2012 iyo Magaalada Shanghai oo 2015-kii Lagu qabtay.

Qatar ayaa Lagu Marti Galiyaya Laba Jeer gaar ahaan Magaalada Doha 2014 Iyo 2016.

Magaalada Ugu Dambeeso Waa Jeddah oo Caawa lagu qaban Doono.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip