Abwaan da' yar oo tix layaab leh ka tiriyay dawarsiga shisheeyaha iyo madaxda Soomaalida

0
Wednesday January 16, 2019 - 22:21:53 in Wararka by
  • Visits: 943
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abwaan da' yar oo tix layaab leh ka tiriyay dawarsiga shisheeyaha iyo madaxda Soomaalida

    Abwaan da' yar oo lagu magacaabo Cabdi Mahad ayaa furka ka tuuray maanso mug weyn isla markaana ay si weyn ula dhaceen daawadayaal ku sugnaa goob ay ka dhaceysay munaasabad dhallinyaro soo agaasintay oo ku taala magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abwaan da' yar oo lagu magacaabo Cabdi Mahad ayaa furka ka tuuray maanso mug weyn isla markaana ay si weyn ula dhaceen daawadayaal ku sugnaa goob ay ka dhaceysay munaasabad dhallinyaro soo agaasintay oo ku taala magaalada Muqdisho.

Inta badan dadkii daawanayay gabayga Abwaan Cabdi Mahad ayaa is celin waayay iyagoo markii uu tix sheegaba qosol dhulka la dhacayay, waxaana maansada abwaanka inteeda badan ay taabaneysay hannaanka Federaalka iyo madaxda maamul goboleedyada ee iyagu had iyo goor xulufeysi la sameeya Dowladda Imaaraadka Carabta.

"Federaalka taageerta uu qabo dastuurkeenu, inay qolaba gobol teedsataa loogu tegayaaā€¯ ayuu yiri Abwaan Cabdi Mahad oo tixdiisa ku cabiray waxa uu ku dambeynayo mustaqbalka nidaamka Federaalka Soomaalida.

Abwaanka ayaa maansadiisa ku muujiyay in Soomaalida uu ku gubaabiyo inay iyagu wax qabsadaan, isla markaana aanay ku tiirsan kaalmooyin shisheeye oo uu sheegay inay ku geyneyso in la amro si ay u fuliyaan rabitaanka kuwa bixinaya dhaqaalaha san-dareertada ah.



xigasho:-somaliweyn.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip