10-ka Goolhaye ee ugu taariikhda Wanaagsan Horyaalka England

0
Wednesday January 16, 2019 - 21:23:32 in Wararka by
  • Visits: 821
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    10-ka Goolhaye ee ugu taariikhda Wanaagsan Horyaalka England

    Horyaalka England Waxaa Soo Maray Goolhayeyaal Cajiib Ah Kubaasoo Wacdaro Fiican Sameeyay Intii ay ku sugnaayeen Horyaalka. Halkaan waxaan Ku Soo qaadan doonaa 10-ka Goolhaye Tariikhda Horyaalka England Ugu Fiicnaa Ee Soo Mara Waxaana ku qiimeen Doo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Horyaalka England Waxaa Soo Maray Goolhayeyaal Cajiib Ah Kubaasoo Wacdaro Fiican Sameeyay Intii ay ku sugnaayeen Horyaalka. Halkaan waxaan Ku Soo qaadan doonaa 10-ka Goolhaye Tariikhda Horyaalka England Ugu Fiicnaa Ee Soo Mara Waxaana ku qiimeen Doonaa Shabaq Difaacashadooda Ama Cleen Sheet Waxa Loo Yaqaano.



#10 Shay Given

Koohaxaha Uu Soo Maray:Blackburn, Newcastle, Manchester City, Aston Villa, Stoke City.

Kulamada Uu Saftay Epl-ka:451-kulan

Kulamada Uu Shabaqa Difaacday:113-jeer

Inta Koob Epl Ee Uu Qaaday:0

#9Thibaut Courtois

Koohaxaha Uu Soo Maray:Chelssa

Kulamada Uu Saftay Epl-ka:126-kulan

Kulamada Uu Shabaqa Difaacday:48-jeer

Inta Koob Epl Ee Uu Qaaday:2-jeer

#8 pepe Reina

Koohaxaha Uu Soo Maray:Liveepool

Kulamada Uu Saftay Epl-ka:285-kulan

Kulamada Uu Shabaqa Difaacday: 134-jeer

Inta Koob Epl Ee Uu Qaaday:0

#7 Jens Lehmann

Koohaxaha Uu Soo Maray:Arsenal

Kulamada Uu Saftay Epl-ka:148-kulan

Kulamada Uu Shabaqa Difaacday:54-jeer

Inta Koob Epl Ee Uu Qaaday:1

#6 Joe Hart

Koohaxaha Uu Soo Maray:Man City, Birmingham (loan), West Ham (loan), Burnley.

Kulamada Uu Saftay Epl-ka:340-kulan

Kulamada Uu Shabaqa Difaacday:127-jeer

Inta Koob Epl Ee Uu Qaaday:2

#5 David De Gea

Koohaxaha Uu Soo Maray:Manchester United

Kulamada Uu Saftay Epl-ka:259-kulan

Kulamada Uu Shabaqa Difaacday:97-jeer

Inta Koob Epl Ee Uu Qaaday:1

#4 Edwin.Van Der Sar

Koohaxaha Uu Soo Maray:Man United Iyo Fulham

Kulamada Uu Saftay Epl-ka:313-kulan

Kulamada Uu Shabaqa Difaacday:132-jeer

Inta Koob Epl Ee Uu Qaaday:4

#3 David Seaman

Koohaxaha Uu Soo Maray:Arsenal Iyo Man City.

Kulamada Uu Saftay Epl-ka:344-kulan

Kulamada Uu Shabaqa Difaacday:140-jeer

Inta Koob Epl Ee Uu Qaaday:2

#2 Petr Cech

Koohaxaha Uu Soo Maray:Chelsea Iyo Arsenal

Kulamada Uu Saftay Epl-ka:443-kualn

Kulamada Uu Shabaqa Difaacday:202-jeer

Inta Koob Epl Ee Uu Qaaday:4

#1Peter Schmeichel

Koohaxaha Uu Soo Maray:Manchester United, Aston Villa, Manchester City

Kulamada Uu Saftay Epl-ka:310-kulan

Kulamada Uu Shabaqa Difaacday:128-jeer

Inta Koob Epl Ee Uu Qaaday: 5



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip