Dhageyso:-Dowladda Oo Digniin U Dirtay Dadka Wax Ku Qora Baraha Bulshada

0
Wednesday January 16, 2019 - 21:21:00 in Wararka by
  • Visits: 273
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Dowladda Oo Digniin U Dirtay Dadka Wax Ku Qora Baraha Bulshada

    Baraha Bulshada ayaa lagu faafiyay arrin la xiriirta Xildhibaan Muno Key oo sheegeysay in dagaal dhexmaray,iyada iyo Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka la siyaasadeeyay ayaa faafinta Wararkaas waxaa digniin ka soo saaray Taliska Booliska Soomaaliyeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baraha Bulshada ayaa lagu faafiyay arrin la xiriirta Xildhibaan Muno Key oo sheegeysay in dagaal dhexmaray,iyada iyo Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka la siyaasadeeyay ayaa faafinta Wararkaas waxaa digniin ka soo saaray Taliska Booliska Soomaaliyeed. Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble ayaa sheegay in Ummadda Soomaaliyeed looga digayo in Warar aan sal iyo raad midna laheyn lagu qoro Baraha Bulshada.

 
Waxa uu sheegay in cidii ay doonto ha ahaatee Warar aan jirin ku qorta Baraha Bulshada tallaabo sharci ah laga qaadi doono.

Hadalkaan ayaa kusoo aadaya xilli Baraha Bulshada inta badan lagu qoro Wararka Siyaasadeed oo qaarkood lagu dhaliilayo Madaxda Dowladda Federaalka.

Hoos Ka Dhageyso Codka Afhayeenka Ciianka Booliska Soomaaliyeed.

Audio Player
 
Xigasho:-Radiodalasan.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip