Soomaali Ku Geeriyootay Weerarkii Magalada Nairobi

0
Wednesday January 16, 2019 - 10:22:23 in Wararka by
  • Visits: 267
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaali Ku Geeriyootay Weerarkii Magalada Nairobi

    Waxaa soo baxaya warar sheegaya in weerarkii shalay Gelinkii dambe lagu qaaday Hotelka Dusir2 ee Xaafada Westland ee Magalada Nairobi Xarunta dalka Kenya. Weerarkaas oo ay mas'uuliyadeeda sheegteen Al-Shabaab ayaanan weli sirasmi ah loo soo ban

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa soo baxaya warar sheegaya in weerarkii shalay Gelinkii dambe lagu qaaday Hotelka Dusir2 ee Xaafada Westland ee Magalada Nairobi Xarunta dalka Kenya. Weerarkaas oo ay mas'uuliyadeeda sheegteen Al-Shabaab ayaanan weli sirasmi ah loo soo bandhigin khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay. Warar la helayo ayaa waxa ay sheegayaan inay weerarkaas ku geeriyoodeen laba Nin oo Soomaali ah oo wada dhashay,kuwaas oo Magacyacdooda lagu sheegay Feysal Daahir iyo Cabdalla Daahir.

Inkasta oo dowladda Kenya ay sheegtay in laamaha ammaanka ay la wareegeen dhismaha la weeraray ayaa haddana waxaa goobta laga maqlaya dhawaaqa qaraxyo iyo rasaas.



Qaraxa ka dhacay goobta
 
Ciidamada Kenya oo howlgal ka wado dhismaha weerarka lagu qaaday



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip