Dowladda Soomaaliya oo si kulul uga hadashay weerarkii Nairobi

0
Wednesday January 16, 2019 - 09:46:17 in Wararka by
  • Visits: 255
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Soomaaliya oo si kulul uga hadashay weerarkii Nairobi

    War-saxaafadeed ka Soo baxay Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa si kulul loogu cambaareeyay weerarka lala beegsaday DusitD2 hotel ee Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. "Falkan argagaxiso ee dara

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War-saxaafadeed ka Soo baxay Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa si kulul loogu cambaareeyay weerarka lala beegsaday DusitD2 hotel ee Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. "Falkan argagaxiso ee daran ee lala beegsaday sida caadada ah dad rayid ah waxa uu daaha ka qaadayaa mar kale wejiga xun ee argagaxisada" ayaa lagu yiri warka kasoo baxay dowladda Soomaaliya.

"Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay tacsi u direysaa qoysaska dhibanayaasha, iyadoo u rajeysay caafimaad degdeg ah kuwa dhaawaca ah, waxa ayna caddeyneysaa inay ku garab taagan tahay Xukuumadda Kenya dagaalka ka dhanka ah argagaxisada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip