Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo la Kulmay Wafdi ka socday Bangiga Aduunka

0
Tuesday January 15, 2019 - 19:47:49 in Wararka by
  • Visits: 302
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo la Kulmay Wafdi ka socday Bangiga Aduunka

    Wafdi ka socda Bangiga adduunka oo gaaray caasimadda Muqdisho ayaa kulan la qaatay wasiirka maaliyadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle,iyagoo ka wada hadlay arimo ku saabsan horumarka maaliyadda dalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi ka socda Bangiga adduunka oo gaaray caasimadda Muqdisho ayaa kulan la qaatay wasiirka maaliyadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle,iyagoo ka wada hadlay arimo ku saabsan horumarka maaliyadda dalka.

Wafdiga waxaa hoggaaminayay ,Niraj Verma oo ah wakiilka Bangiga adduunka ee bariga Afrika iyo Hugh Riddle oo isna ah wakiilka Soomaaliya ee Bangiga adduunka.

"Maanta waxaan xafiiskeyga ku qaabilay Wafdi ka socda Bangiga Aduunka , Waxaan ka wada hadalnay arrimo badan oo ay ka midyihiin guulaha aan ka gaarnay hannaanka maamulka Maaliyada iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha dalka".ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Beyle.


Bangiga adduunka ayaa ka caawiya Soomaaliya dhinacyo badan oo ay ugu horeyso taageerada dowladda Soomaaliya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip