Sawirro:-Danjiraha Somalia U Joogi Doona Dalka Zambia Iyo Ururka COMESA Oo La Magacaabi Doono

0
Tuesday January 15, 2019 - 10:26:23 in Wararka by
  • Visits: 252
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-Danjiraha Somalia U Joogi Doona Dalka Zambia Iyo Ururka COMESA Oo La Magacaabi Doono

    DFS ayaa la filayaa inay sida ugu badan u soo magacaabi doonto Danjiraha u joogi doona dalka Zambia, isla markaana noqon doona Wakiilka Joogtadda ee Somalia u jooga Xarunta Dhexe ee Suuqa Guud ee dalalka Bariga iyo Koonfurta Afrika ee COMESA oo ku ta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DFS ayaa la filayaa inay sida ugu badan u soo magacaabi doonto Danjiraha u joogi doona dalka Zambia, isla markaana noqon doona Wakiilka Joogtadda ee Somalia u jooga Xarunta Dhexe ee Suuqa Guud ee dalalka Bariga iyo Koonfurta Afrika ee COMESA oo ku taalla caasimadda dalka Zambia. Qoraal lagu soo daabacay Websaytka COMESA ayaa arrintaasi lagu shaaciyey, kadib, markii uu Hawl-fuliyaha Safaaradda Somalia ee magaalladda Luzaka, Axmed C/raxmaan Sheekh Nuur u ukhadka Telefoonka kula hadlay Xoghayaha Guud ee Ururka COMESA, Marwo Jileshe Kapwepwe.

Hawl-fuliyaha iyo Xoghayaha Guud ee COMESSA waxay ka wada hadleen Is-dhexgalka Gobalka iyo meelaha ay suurtogalka tahay ee maalgelinta Somalia.

Hawl-fuliyaha Safaaradda Somalia ee dalka Zambia, waxa uu tilmaamay inay Somalia danaynayso arrimaha Xoolaha, Kalluumaysiga iyo Horumarinta Kaabayaasha.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip