Messi oo dhaliyay 400-gool oo la Liga ah
Lionel Messi ayaa noqday cayaaryahanka labaad ee taariikh ahaan 400-gool ka dhaliyo 5-horyaal Yurub ugu caansan waxaana darajadan kaga horeeyay Cristiano Ronaldo (409-gool horyaal ah maraayo).
Laakiin Messi darajada 400-gool wuxuu ku gaaray 63-kulan asigoo ka yar Ronaldo inta uu kulan uu 400-gool ku gaaray.
Messi: 435-kulan iyo 400-gool La Liga
Ronaldo: 498-kulan ayuu 400-gool ku gaaray.
F.G: Ronaldo wuxuu haatan ka dhaliyay 5-horyaal Yurub ugu caansan 409-gool wuxuuna ku kala dhaliyay Man United (84-gool EPL), Real Madrid (311-gool La Liga) iyo Juventus (14-gool).
Majalada Marka Oo Spain Ka Soo Baxda Ayaa Shaki Galisay 400-gool ee Messi Iyagoo Sheegay Gool Uu Ka Dhaliyay Bilbo xilli ciyaareedkii 2012/13 uu ahaa Own Gool.
Ronaldo xisaabta looguma darin 3-gool uu horyaalka Portugal ka dhaliyay marka uu Sporting Lisbon joogay.
Messi oo dhaliyay 400-gool oo la Liga ah
Lionel Messi ayaa noqday cayaaryahanka labaad ee taariikh ahaan 400-gool ka dhaliyo 5-horyaal Yurub ugu caansan waxaana darajadan kaga horeeyay Cristiano Ronaldo (409-gool horyaal ah maraayo). Laakiin Messi darajada 400-gool wuxuu ku gaaray 63-kul