Febregas oo saftay kulankiisa koowaad ee Kooxda Monoco

0
Monday January 14, 2019 - 22:08:25 in Wararka by
  • Visits: 646
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Febregas oo saftay kulankiisa koowaad ee Kooxda Monoco

    Cesc Fabregas ayaa xalay kulankiisa ugu horeesay Monaco u cayaaray kulan ay 1-1 la galeen Marseille cayaar ka tirsaneyd Ligue 1. Cesc wuxuu noqday cayaaryahanka 5-aad ee Spanish ah kaasi oo Monaco u cayaaro 45-sa ugu dambeesay (Fernando Morientes, G

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cesc Fabregas ayaa xalay kulankiisa ugu horeesay Monaco u cayaaray kulan ay 1-1 la galeen Marseille cayaar ka tirsaneyd Ligue 1. Cesc wuxuu noqday cayaaryahanka 5-aad ee Spanish ah kaasi oo Monaco u cayaaro 45-sa ugu dambeesay (Fernando Morientes, Gerard, Borja Lopez & Jordi Mboula).

 Monaco waxay ku jiraan kaalinta 19-aad horyaalka France waxayna leeyihiin 14-dhibcood 19-kulan ay cayaareen.

Kooxda Henry hogaamiyo afar dhibcood ayay u jiraan booska heerka labaad ku laabashadiisa looga bad baadi karo.

Cesc Ayaa Diyaar u ah in kooxdiisa Cusub ee Monoco Ka caawiyo In Ay Ka Badbaadaan Heerka Labaad.

Haatan Waxa Ay Fadhiyaan Kursiga 18-aad ayagoo u baahan dadaalo badan si ay u soo galaan Kaalmaha Sare.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip