Qoys Si Layaab Leh Askari ka Tirsan Dowladda Ugu Gacan Galiyay Shabaab+Dhageyso

0
Monday January 14, 2019 - 10:08:31 in Wararka by
  • Visits: 281
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qoys Si Layaab Leh Askari ka Tirsan Dowladda Ugu Gacan Galiyay Shabaab+Dhageyso

    Wararka ka imaanaya Magaaladda Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya in qoys ku dhaqan Xaafadda Holwadaag ee Magaaladaas loo xiray shirqool askari ka Tirsan Ciidamadda Dowladda Soomaaliya ugu gacan galiyeen Xarakadda Al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya Magaaladda Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya in qoys ku dhaqan Xaafadda Holwadaag ee Magaaladaas loo xiray shirqool askari ka Tirsan Ciidamadda Dowladda Soomaaliya ugu gacan galiyeen Xarakadda Al-shabaab.

Gudoomiye ku-xigeenka dhinaca amniga iyo siyaasadda Gobolka Hiiraan Mudane C/raxiin Maxamed Taakow oo la hadlay idaacadda Simba ee Magaaladda Muqdisho ayaa sheegay in askariga iyo qoyska uu muran dhexmaray maalmo ka hor.

Waxa uu sheegay in askariga iyo qoyska ay ku balameen in maxkmadd ay isla tagaan si loo xaliyo arintooda muranka dhalisay,balse maxkamaddii ay noqotay in shabaab jidka loo dhigo sidaasna lagu qabsaday.

Dhanka kale Gudoomiye Ku-xigeenka dhinaca amniga iyo siyaasadda Maamulka Gobolka Hiiraan Taakow waxa uu sheegay in dadka ay gacanta haatan ku hayaan ay Sharciga la tiigsan doonaan.

Audio Player



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip