RASMI: Solari oo ku dhawaaqay safkiisa kullanka Betis

0
Sunday January 13, 2019 - 21:53:45 in Wararka by
  • Visits: 746
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RASMI: Solari oo ku dhawaaqay safkiisa kullanka Betis

    Kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa waxa ay caawa kullan ka tirsan horyaalka Spain ee La Liga booqan doontaa kooxda Real Betis. Los Blancos macallinkooda Santiago Solari ayaa soo saarray liiska xiddigaha kullankan u matali doona, iyadoo ay xu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa waxa ay caawa kullan ka tirsan horyaalka Spain ee La Liga booqan doontaa kooxda Real Betis. Los Blancos macallinkooda Santiago Solari ayaa soo saarray liiska xiddigaha kullankan u matali doona, iyadoo ay xusid mudantahay in xiddigo badan ay dhaawac kaga maqanyihiin.

Lucaa Vazquez oo cassaan qaatay kullankii Real Sociedad qasaaraha kala kulmeen ayaa ciyaartan ganaax ku seegi doona.

Si kastaba ha ahaatee, Solari ayaa soo magacaabay safkan hoos ku qoran:

Goolhayehaal: Navas, Luca, Casilla.

Difaacyo: Carvajal, Vallejo, Ramos, Varane, Nacho, Marcelo, Odriozola, Reguilon.

Khadka dhexe: Modric, Casemiro, Valverde, Isco, Ceballos, Brahim.

Weeraryahanno: Benzema, Vinicius, Cristo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip