EPL: Hordhaca kullanka Chelsea iyo Newcastle United
Ciyaarta ugu dambeysa kullamada maanta ee Premier League ayaa waxa uu dhex mari doonaa kooxaha Chelsea iyo Newcastle United.
Garoonka Stamford Bridge ayaa ciyaartan ay ka dhici doontaa, waxaana xilliga geeska Africa ay soo geli doontaa 20:30.
Xiddigaha ka maqnaan kara labada koox, iyo kuwo kusoo laabanaya,
Ruben Loftus-Cheek ayaa ciyaartan dhaawac dhabarka ah kaga maqnaan doona, halka Alvaro Morata oo cajarka dhibaato ka qabo isna shaki laga gelinayo safashada kullankan.
Federico Fernandez, Mohamed Diame iyo Jonjo ayaa dhammaantood shaki laga gelinayaa inay ka maqnaadaan kooxda Macallin Rafa Benitez.
Safafka macquulka ah ee kusoo billaaban kara
Chelsea: Arrizabalaga; Alonso, Luiz, Rudiger, Azpilicueta; Kovacic, Jorginho, Kante; Hudson-Odoi, Hazard, Pedro
Newcastle United: Dubravka; Yedlin, Fernandez, Lascelles, Clark, Manquillo; Ritchie, Shelvey, Heyden, Perez, Rondon
EPL: Hordhaca kullanka Chelsea iyo Newcastle United
Ciyaarta ugu dambeysa kullamada maanta ee Premier League ayaa waxa uu dhex mari doonaa kooxaha Chelsea iyo Newcastle United. Garoonka Stamford Bridge ayaa ciyaartan ay ka dhici doontaa, waxaana xilliga geeska Africa ay soo geli doontaa 20:30. X