Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug Oo Geeriyooday

0
Friday January 11, 2019 - 23:21:27 in Wararka by
  • Visits: 286
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug Oo Geeriyooday

    Magalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya waxaa ku geeriyooday Allaha u Naxariistee xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya waxaa ku geeriyooday Allaha u Naxariistee xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug.

 
Xildhibaanka ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Xassan Maxamed Axmed (Xasan Caarad),waxaana mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug ay xaqiijiyeen in uu Magalada Nairobi ku geeriyooday.

Sidoo kale Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Xassan Maxamed Axmed (Xasan Caarad) oo ka mid ahaa Baarlamaanka Galmudug



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip