Xaaladda Muhaajiriinta Griigga ku nool oo laga deeyrinayo.

0
Thursday January 10, 2019 - 22:53:10 in Wararka by Mogadishu Times
  • Visits: 62
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaaladda Muhaajiriinta Griigga ku nool oo laga deeyrinayo.

    Hay'adda gargaarka ee Oxfam ayaa sheegtay in xerooyinka ciriiiriga ah ee magangalya doonka ee gudaha dalka Giriiga ee lagu ogaanayay dadka tabarta yar uu shaqeyn waayay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda gargaarka ee Oxfam ayaa sheegtay in xerooyinka ciriiiriga ah ee magangalya doonka ee gudaha dalka Giriiga ee lagu ogaanayay dadka tabarta yar uu shaqeyn waayay.
Waxa ay hay’addu tilmaantay sida xaaladu ay u adkeyd sanadkii lasoo dhaafay oo jazeerada Lesbos uu ku sugnaa o keliya hal dhaqtar oo qiimeynayay caafimaadka ku dhawaad labo kun oo qaxooti ah kuwaasi oo gaarayay jazeeradaasi bil walba

Bishii November sanadkii tagay ayaa hay’addu waxa ay sheegtay in wax dhaqtar ah aanba halkaasi lagu arkin.

Sidaasi darteed hay’adda gargaarka ee Oxfam waxay sheegeysa in saraakiisha dalka Giriiga ay xirxirayeen dhalinyarada iyo dadka kasoo badbaaday jirdilka iyaga oo aanan eegeynin dhibka heystay.

Haweenka lagu qalay ilmaha ayaa sidoo kale la sheegay in laga saarayay isbitaalada kadib qaliinkooda maalma uun iyada oo loo dirayay xerooyinka hoyga u ah





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip