Mr Kamau ayaa intaasi ku daray hadlkiisa in uu ku kalsoon yahay in kaalinta haatan Kenya ay ka ciyaarayso nabadeynta Soomaaliya.

Hadalka xoghayah ayaa kusoo aadaya iyadda oo Madaxwayne Uhuru Kenyatta uu wajahayo cadaadis ku aadan inuu ciidamadiisa kala soo baxo Soomaaliya.

Qorshahaan oo ay hor-boodayaan Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Kenya ayaa doonaya in si loo dhigo kaalinta dalkooda ee nabadeynta Soomaaliya, taasi oo ay ku yareynayaa khasaaraha ay Al-Shabaab ka fuliso gudaha wadankaasi.



Ciidamada Kenya oo gudaha dalka soo galay sanadkii 2011-kii ayaa qayb ka ah howlgalka AMISOM, iyaga oo ku sugan goboladda Jubooyinka, halkaasi oo ay ku leeyihiin saldhigyo waawayn.