RASMI: Barcelona oo la saxiixatay heshiis Jean-Clair Todibo

0
Tuesday January 08, 2019 - 22:05:00 in Wararka by
  • Visits: 674
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RASMI: Barcelona oo la saxiixatay heshiis Jean-Clair Todibo

    Kooxda kubadda cagta ee Barcelona ayaa dhammeystirtay saxiixa difaaca kooxda Toulouse ee Jean-Clair Todibo. Difaacan ayaa Barca kusoo biirri doona marka la gaaro 1-da bisha July ee 2019.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda kubadda cagta ee Barcelona ayaa dhammeystirtay saxiixa difaaca kooxda Toulouse ee Jean-Clair Todibo. Difaacan ayaa Barca kusoo biirri doona marka la gaaro 1-da bisha July ee 2019.

Qandaraaska 19-jirkan ayaa dhammaan doono 30-ka bisha June ee sanadkan, waxaana uu ugu biirri doonaa bisha July uu noqon doonaa mid si bilaash ah ugu biirra Camp Nou.

Waxa uu Todibo yahay mid ku ciyaara lugta midig sidoo kale joog dheer, difaaca dhexe, iyo khadka dhexe burburinta.

Juventus ayaa ciyaaryahankan si aad ah u dooneysay balse waxaa hadda lagu garaacay saxiixiisa.

Barca ayaa u aragta difaacan inuu yahay beddelka mustaqbalka dambe ee Gerard Pique.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip