Chelsea Oo Marata Iska Fasaxeysa Iyo Xidigaha Ay Ku Badli Doonaan Oo La sii Ogaaday
Chelsea ayaa u ogolaaneyso Alvaro Morata in uu wada hadalo la Gali karo kooxda Sevilla.
Sevilla amaah ayay ku qaadanayaan Morata waxayna bixinayaan mushaarkiisa £140,000 uu Chelsea ka qaato todobaad walbo si uu kaga caawiyo ku guuleysiga La Liga ama afarta sare ku dhameestaan.
Morata ayaa lahaan doono go’aanka ugu dambeeyo inuu dalabka Sevilla aqbalo sidoo kale Chelsea waxay Sevilla ka codsadeen inay u sugaan inta ay ka helayaan badalka Morata (Goal.com)
Ac MilanAyaa qeyb Ka ah kooxaha Doonaayo in ay Iyaga dhankooda soo qaataan Morata Kasoo Ay amaah ku doonayaan.
Chelsea ayaa diyaar garow adag ugu jirta qaabki ay ku heli lahaayeen weeraryahan Xoogan waxayna Haatan doonayaan Soo qaadashada Weerarka Psg ee Edson Cavani.
Sido kale Higuain Ayay Doonayaan Kasoo Isna Laga Yaabo In Uu Yimaado Bridge.
Chelsea Oo Marata Iska Fasaxeysa Iyo Xidigaha Ay Ku Badli Doonaan Oo La sii Ogaaday
Chelsea ayaa u ogolaaneyso Alvaro Morata in uu wada hadalo la Gali karo kooxda Sevilla. Sevilla amaah ayay ku qaadanayaan Morata waxayna bixinayaan mushaarkiisa £140,000 uu Chelsea ka qaato todobaad walbo si uu kaga caawiyo ku guuleysiga La Li