Wayne Rooney oo xabsi la dhigay

0
Monday January 07, 2019 - 09:53:06 in Wararka by
  • Visits: 748
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wayne Rooney oo xabsi la dhigay

    Wayne Rooney ayaa la xiray kadib markii uu sarqaan ku dhex-noqday diyaarad uu saarnaa sidaasi waxaa sheegay afhayeenkiisa. Kabtankii hore ee qaranka England iyo Manchester United ayaa 16-kii December lagu xiray gegida diyaaradaha ee Dulles ee ku taa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wayne Rooney ayaa la xiray kadib markii uu sarqaan ku dhex-noqday diyaarad uu saarnaa sidaasi waxaa sheegay afhayeenkiisa. Kabtankii hore ee qaranka England iyo Manchester United ayaa 16-kii December lagu xiray gegida diyaaradaha ee Dulles ee ku taalla magaalada Virginia kadib markii uu ka soo laabtay safar uu ku tagay dalka Sacuudi Carabiya.

Rooney, oo 33 sano jir ah ayaa afartii Janaayo lagu xukumay 116 pound oo ganaax ah sida ay cadeeynayaan dukumiintiyada maxkamadda.

Afhayeenkiisa ayaa waxa warbxin ku sheegay "xilligii diyaaradda Wayne waxa uu isticmaalay kaniin hurdo oo lagu qasay khamra yar, markii uu eelaboorka yimidna waa uu qasmay sidaas ayayna booliska ku qabteen.

"Waa la ganaaxay wax yar kadibna waa la soo ii daayay, haatanna xaaladda waa ay iska dhamaatay.

Manchester United's English striker Wayne Rooney watches the game with his son Kai Wayne Rooney from the director's box during the English Premier League football match between Everton and Crystal Palace at Goodison Park in Liverpool on December 7, 2015. RESTRICTED TO EDITORIAL USE. No use with unauthorized audio, video, data, fixture lists, club/league logos or 'live' services. Online in-match use limited to 75 images, no video emulation. No use in betting, games or single club/league/player publications. / AFP / LINDSEY PARNABY (Photo credit should read LINDSEY PARNABY/AFP/Getty Images)



 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip